Guddomiyaha Hayaโ€™adda Maaraynta Masiibooyinka oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya

Date:

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Masiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan diiradda lagu saarayay saamayntii ka dhalatay cimiladii El-nino.

Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen madax ka socotay hayโ€™adaha Qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay qorshaha lagu qiimaynayo masiibidii fatahaadaha El-nino iyo saamaynta ay ku yeelatay bulshada iyo dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale waxaa qorshaha ka mid ah in ay qiimayntaan ka soo baxdo nidaamka ka soo kabashada dhibaatooyinkii ka dhashay fatahaadaha iyo hannaanka dhisidda awoodaha bulshada ee masiibooyinka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...