EEDEYSANE GACANTA LAGU DHIGAY

Date:

Ciidanka Boliiska Degmada Qoryooley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane Saleemaan Xaaji Cabdi oo shalay 02 Feb 2024 abaare 4:30 PM ku eedeysan inuu Xaafada Wadajir ee Degmada Qoryooleey ku dilay Xaaskiisii Fowsiyo Muxsin Maxamed oo aheyd xaas u dhashay 4 caruur ah.

Eedeysane Saleemaan, ayaa hada ku jira gacanta Ciidanka Boliiska Degmada Qoryoolay, wuxuu dhawaan wajihi doonaa Maxkamad si uu cadaalad u maro.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...