๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Date:

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ๐Š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐š ๐’๐ฏ๐ž๐ง๐ฌ๐ฌ๐จ๐ง.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay taageerada farsamo iyo maaliyadeed ee Bangiga Adduunka uu siiyo Dowladda Soomaaliya. Waxa sidoo kale kulanka diiradda lagu saaray arrimaha dib-u-habaynta Maaliyadda iyo xoojinta hannaanka Maamulka Maaliyadda Guud.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay mashaariicda horumarineed ee uu Bangiga Adduuku ka wado Soomaaliya iyo sidii ay si dhaw uga wadashaqeyn la hayeen Bangiga Adduunka iyo Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Heyโ€™adaha ku shaqada leh dhaqangelinta Mashaariicda.

“๐™’๐™–๐™ญ๐™– ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ ๐™ช ๐™›๐™–๐™ง๐™–๐™ญ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™๐™–๐™ฎ ๐™ž๐™ฃ ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ ๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™š๐™š๐™ฎ๐™ค ๐™ญ๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™’๐™–๐™จ๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™–, ๐™†๐™ง๐™ž๐™จ๐™ฉ๐™ž๐™ฃ๐™– ๐™Ž๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™จ๐™จ๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ ๐™’๐™–๐™ ๐™ž๐™ž๐™ก๐™ ๐™– ๐˜ฝ๐™–๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™œ๐™– ๐˜ผ๐™™๐™™๐™ช๐™ช๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™š๐™š ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–. ๐™’๐™–๐™ญ๐™– ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™™๐™– ๐™๐™–๐™™๐™–๐™ก๐™ฃ๐™–๐™ฎ ๐™—๐™–๐™ง๐™ฃ๐™–๐™–๐™ข๐™ž๐™Ÿ๐™ ๐™– ๐™™๐™ž๐™—-๐™ช-๐™๐™–๐™—๐™š๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™–, ๐™ญ๐™ค๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™-๐™ฌ๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ๐™œ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ข๐™–๐™จ๐™๐™–๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™˜๐™™๐™– ๐˜ฝ๐™–๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™œ๐™ช ๐™ฃ๐™–๐™œ๐™– ๐™ฉ๐™–๐™–๐™œ๐™š๐™š๐™ง๐™ค ๐™š๐™š ๐™ ๐™ช ๐™–๐™–๐™™๐™–๐™ฃ ๐™™๐™ž๐™—-๐™ช-๐™๐™–๐™—๐™š๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™™๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™™๐™–๐™ก๐™ ๐™–” Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige.

Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya siiyo taagero maaliyadeed iyo mid farsamo, si uu gacan uga siiyo horumarinta dhaqaalaha dalka iyo xoojinta hannnanka horumarinta Hey’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabiโ€™inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hayโ€™adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...