Ciidanka xoogga dalka oo Khawaarijta ka sifeeyey deegaano ka tirsan Shabeellada dhexe iyo Galgaduud.

Date:

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo ay ka ceyriyeen Maleyshiyaad Khawaarij ah oo si dhuumaaleysi ah ku soo galay.

Taliyaha Guutada Khaalid Binuwaliid Maxamed Dhagaweyne ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidamada Maleyshiyaadka Khawaarijta ka sifeeyeen tuulooyonka Buurmuqle, Labi oow Xasan iyo deegaano kale kuwaas oo ahaa Dhul howd ah oo khawaarijta gabaad ka dhiganaysay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...