Guddoonka Labada Gole Baarlamaan oo ka arrinsaday qabanqaabada Furitaanka Kalfadhiga 4-aad

Date:

labada Gole ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku xigeennada labada guddoomiye, ayaa maanta kulan ay yeesheen, waxay kaga arrinsadeen qabanqaabada iyo hannaanka furitaanka Kalfadhiga afaraad ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen labada xoghaye ee Baarlamaanka JFS ayay guddoonku iskula meel dhigeen in fadhiga ugu soo horreeya ee guddiyada joogtada ee Baarlamaanka lagu go’aamiyo furitaanka kalfadhiga 4-aad iyo qabanqaabadiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...