Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab oo la kulmay taliyaha qaybta 5-aad ATMIS

Date:

Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab Gaashaanle dhexe Caydaruus Maxamed Xuseen iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay taliyaha Qaybta 5-aad Ciidanka Burundi oo qayb ka hawlgalka ATMIS.

Kulankan ayaa ayaa waxa looga wada hadlay xoojinta Amniga Deegaannada Dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyo in si wadajir ah loo la dagaalamo Khawaarinta.

Deegaanadda Hirshabeelle ayaa waxa badi laga sifeeyey kooxihii Khawaarijta ahaa ee dhibtaada daran ku hayey Shacabka Soomaaliyeed iyadoo weli uu socdo hawlgalka lagu sifaynayo haraadiga Kooxaga Khawaarijta ee ku dhuumanaya Goobaha cayiman.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka hadli doona arrimo ahmiyad leh oo ku aaddan xaaladda Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Hoggamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeeray goobaha ay ka socoto cod-bixinta doorashooyinka

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil...

Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo

Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe,...