Ra’iisul Wasaaraha Ireland: Midnimada Israa’iil waay baabi’i doontaa haddii ay sii waddo duqeymaha ay ka waddo Qaza

Date:

Ra’iisul wasaaraha dalka Ireland Leo Varadkar, ayaa sheegay in midnimada Isra’iil ay meesha ka bixi doonto haddii ay sii waddo jawaabaha xad dhaafka ah ee ay ka bixinayso weeraradii ugu dambeeyay ee dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Xamaas ay ku qadeen Isra’iil.

Mr Varadkar, ayaa Raadiyaha iyo Telefishinka Irishka ee RTA, ka sheegay in Israa’iil ay xaq u leedahay inay is difaacdo, balse jawaabaha ay bixineyso ay yihiin kuwa xad dhaaf ah.

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: “Waxa jira xiriiro badan oo caalami ah oo wakhtigan Israa’iil ay la leedahay Caalamka, waxana aaminsanahay in ay taasi burburi doonto haddii ay Israa’iiliyiinta ku sii adkaysato falalka ay ka wadaan Qaza”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjoogihii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobolka Banaadir

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, February 05, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo...

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka 

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer...