Munaasabado lagu xusaayo dhalashada Nabigeenna CSW oo lagu wado inay ka dhacaan Magalooyinka dalka

Date:

Maanta oo kale qeybo badan oo ka mid ah dunida waxaa si weyn looga xusaa dhalashada Nabigeenna Muxammad CSW, sidokale waxaa shaqooyinka fasax ka ah inta badan Shaqaalaha ka howl gala dalalka Muslimiinta ah munaasabaddan awgeed.

Munaasabadda dhlashada Nabigeenna, ayaa si isku mid ah looga maamuusaa meelo badan oo ka mid ah dunida, wiyadoo lagu weyneynaayo isu soo baxyo iyo xaflado kala duwan.

Maalinta oo ay taariikhduna ku beegan tahay 12-ka Bisha Rabiical Awal (Mowliid) 1445-ta Hijriyada, kuna aaddan 27/9/2023,  waxaa lagu wadaa in Magalooyin dalka ay ka dhacaan Munaasabado  waaweyn oo lagu xusayo dhalashada Nabigeenna  Muxamed SCW, sidokale waxaa fasax ah dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS...

Warbixinta Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah oo qirtay dadaallada horumarka nidaaminta Isgaarsiinta dalka

Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar...

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed...