Dad ku dhintay fatahaado ka dhacay Mexico

Date:

Sida lasheegay dad gaaraya siddeed qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa la la’yahay, kadib markii Roobab ka da’ay  galbeedka Mexico, ay buuxdhaafayiyeen webi halkaasi ku yaalla, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France-Presse oo soo xiganaysa maamulka deegaanka.

Bayaan ay soo sareen Hey’adaha Adeegyada Madaniga ah ayaa lagu sheegay in fatahadahaan ay ku dhimateen Sideed qof, iyagoo intaa ku daray inay wadaan dadaallo lagu baadi goobaya dad ay qadeen daadadka.

Roobabkan ayaa ka da’ay silsiladda buuraleyda San Juan Capua, taasoo keentay in webigu si lama filaan ah uu u fataho, sidaana uu waxyeello ku geeysto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...