Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Guddiyada arrimaha dibadda ee labada Gole ee Baarlamaanka

Date:

Kulan wadajir ah oo ay maanta xarunta Aqalka Sare ku yeesheen Guddiyada arrimaha dibadda ee labada Gole ee Baarlamaanka JFS.

Kulanka oo ku saabsanaa isbarasho, kala warqaadasho, iskaashi iyo xoojinta xiriirka shaqo ee labada Guddi ee Baarlamaanka, ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in labada guddi ay shaqooyinka qaar wadajir u qabtaan, si waajibaadkooda Dastuuriga u gutaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo aqoon kororsi u furay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo

Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane...