Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Date:

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Taliyaha ciidanka Janaraal Ibraahim Muxyadiin ayaa kormeeray furimaha hore iyo difaacyada ciidamada ee Magaalada Galcad isagoo kula dardaarmay in jihaadka ay Khawaarijta kula jiraan iney sii adkeeyaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...