Lix qof oo Shacab ayaa ku Geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood sida uu Wakaaladda Wararka SONNA u xaqijiiyey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Maxamed Ibraahim Barre,

Qaraxan ayaa sidoo kale Sababay Dhaawaca 12 qof oo Shacab ah,iyadoo dhaawacyada la gaarsiiyey Cibitaalka Degmada Shallanbood,dadkan Shacabka ah ayaa ku safrayey Gaari Bus ah oo ah nooca loo yaqaan PL-ka.

Falkan Argagixisonimo ee lagu gumaaday Shacabkan ayaa ka mid noqonaya Falalka gurracan ee kooxda khawaarijtu markasta ku beegsato Shacabka Soomaaliyeed,

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...

Soomaaliya oo soo Dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulanka kooxda farsamada ee xargaha Badda hoosteeda mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga...