Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

Date:

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa Istanbuul.

Unuggaan ka tirsanaa Sirdoonka Isra’iil, ayaa sida warka lagu sheegay loo tababaray inuu xog uruurin ka sameeyo qaar ka mid ah hay’adaha Carabta ee deggan Istanbuul, dadka la qabtay ayaa isugu jira Carab iyo kuwa Turki ah.

Bishii December ee lasoo dhaafay, warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in sirdoonkooda ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug Mossad ah oo ka howl galayay magaalada Istanbuul, inkastoo aanan la faafaahin tirade dadka la qabtay iyo jinsiyadooda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka...