Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay dhigayeen khawaarijta

Date:

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan Ururada 7-aad iyo 9-aad, guutada 18-aad ee kumaandooska GorGor ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaanada Ceel-xaaji iyo ceel-dhiigtaar oo hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud waxa ay ku fashiliyeen qaraxyo ay dhigayeen khawaarijtu, si ay u wax yeelleeyaan bulshada Soomaaliyeed.

Taliyaha ururka 7 aad ee kumaanooska GorGor dhamme, Mahad Iimaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid qorsheysan oo lagu baacsanayo haraadiga Khawaarijta isla markaana lagu soo saaray Miinooyin ay khawaarijta ku aaseen wadooyinka ay isticmaalaan dadka Shacabka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...