Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir lagu joojinayo Jeexida Laamiyada iyo Marshibiyeedyada Gobolka Banaadi

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir lagu joojinayo Jeexida Laamiyada iyo Marshibiyeedyada Gobolka Banaadir.
Laga bilaabo Maanta Tr-05-06-2023 waxaa la joojiyay in la jeexo Waddooyinka Caasimadda, iyo Marshabiyoodyada, sidoo kale Bulaacado lagama qodi karo Marshabiyoodka, ciddii ku xadgudubta amarkaas talaabo ayaa laga qaadayaa” Ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska duqa Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Madaxweynaha JFS: “DFS waxay qaadi doontaa guluf dagaal oo kama dambeys ah oo dalka looga saarayo Khawaarijta.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...