Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka.

Date:

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Muhammed Al-Jasser. Waxa ay ka wada hadleen sidii Bangiga uu uga qeyb qaadan lahaa arrimaha Horumarinta Soomaaliya oo ay ugu horreyso dib-u-habeybta Maaliyadda iyo taageerada Bangiga ee bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga uga qeyb galay fadhiga loo dhanyahay ee shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka oo sanadkan lagu qabtay Dalka Saudi Arabia.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...