Codbixnta doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga oo Bilaabatay.

Date:

Guud ahaan dadweynaha Dalka Turkiye ayaa manta u dareeray codbixin la doonayo in lagu doorto madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka ee dalkaasi.

In ka badan 64 milyan oo qof ayaa xaqa u leh in ay dhiibtaan codkooda doorashada saaka ka bilaabatay dalkaasi oo la filayo in la so gabagabeeyo manta galinka dambe.

Musharixiinta ayaa la sheegay in haddii aysan heli kala bar codbixinta  wareegga koowaad in 28-ka May la qaban doonaa wareeg labaad.

madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa wajahay loolan siyaasadeed oo dhinaca mucaaradka ah,waxaana  arrimaha ugu muhiimsan ee lagu qiimeynayo doorashada kamid ah dhaqaalaha, dhulgariirrada, , qaxootiga, qiyamka iyo aqoonsiga.

Hay’adaha warbaahinta ayaa la sheegay in laga mamnuucay inay soo sheegaan natiijooyinka qayb ahaan ilaa laga qaado xayiraadda maanta galinka dambe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...