Shirweynaha Wadamada badweynta Hindiya oo lagu soo gabo gabeeyay dalka Bangladesh

Date:

Shirweynihii 6-aad ee Badweynta Hindiya ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Dhaka ee Caasimadda dalka Bangladesh, iyadoo ay khudbado ay shirka ka jeediyeen dalalkii iyo diblomaasiyiinta ka soo qeybgalay shirka oo ay ka mid-tahay dowladda Soomaaliya, kaasi oo uu shirkaaas ku matalayey Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.

Shirka Badweynta Hindiya ayaa ah shir sannadle oo inta badan lagu gorfeeyo xaaladaha kale-duwan ee wadamada ku teedsan Badweynta Hindiya.

Madasha xigta ee kulanka ayaa lagu balamay in lagu qabto dalka  Australia.
  

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle iyo mas’uuliyiin kale oo u baxay joojinta colaadda ka taagan magaalada Jalalaqsi

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Senator Fartuun...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...