Ciidanka Danab oo deeq gaarsiiyay qeybo ka mid ah degaannadii laga xoreeyay khawaarijta

Date:

Dhuusamareeb-(SNT)-Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa Shacabka ku nool Magaalada Galcad iyo degaannada u dhow gaarsiiyay deeq raashiin ah.

Degaannada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka XDS ayaa waxaa kamid ah Ceel-Xaaji iyo deegaannada ku dhow,  iyaddoo ay goob joog ka ahaayeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacan kula dagaalamaya Khawaarijta Al-shabaab ee naflacaariga ah, gacanna ku garab taagan dadka tabarta daran ee ay nolosha u diideen Khawaarijtu.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...