[DAAWO] Wafdi uu horkacayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Finland oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Wafdi uu horkacayo wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Finland Pekka Haavisto ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho  iyadoo uu Garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimsha Dibedda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse.

Wasiirka Arrimaha Dibedda JFS Abshir Haruuse ayaa Wasiirka Finland Warbixin ka siiyay xaaladda guud ee dalka iyo dadaaladda xasilinta iyo howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee dalka ka socda.

Booqashada Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibedda Finland oo qaadan doonta hal maalin ayaa qorshuhu yahay in uu  la kulmo madaxda Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New...

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...