Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka Khawaarijta ka xoreeyay degmada Galcad ee  gobalka Galgaduud

Date:

Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka Khawaarijta ka xoreeyay degmada Galcad ee  gobalka Galgaduud.

Ciidamada ayaa dhoowr jiho ka galay magaalada iyadoo haatan uu ka socdo baaritaano lagu xaqiijinayo Amniga.

Wariyaal ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo ciidanka la soda ayaa soo sheeaya in Khawaarijtu iskaga carartay Galcad oo muddooyinkii u dambeeyay ay isku aruursanayeen.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Galcad si buuxda ciidanku ula wareegay wixii markaan ka dambeeyana loo gudbi doono deegaanada kale ee ay uga harsan yihiin dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir-guddoomiyay Kulanka 28-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika

Washington, DC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn...