Raila Odinga oo war ka soo saaray dibad baxyo ballaaran oo la filayay inay beri ka dhacaan Kenya

Date:

Hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa goor dhawayd shir jaraa’id oo uu magaalada caasimadda ee Nairobi uu ku qabtay ku sheegay in uu hakiyay dabad baxyo ballaaran oo la filayay inay beri ka dhacaan dalka Kenya.

Hadalkan Raila ayaa imaanaya iyada oo ay goor sii horreysay uu madaxweyne Ruto ugu baaqay inuu joojiyo dibad baxyaddii beri loo balansanaa, waxa uuna ogolaaday inuu soo dhawaynayo mid ka mid ah dalabaadyadii mucaaradka.

Dibad baxyada ay iclaamiyeen mucaaradka Kenya ayaa socday muddo laba todobaad ah waxaana ku dhintay ugu yaraan saddex halka ku dhawaad afar boqol oo qofna ay ku dhaawacmeen.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...