[DAAWO] Sheekada Hooyo Maryan Maxamed Xasan oo afar gabdhood Mataano ah ku dhashay Isbitaalka Banaadir.

Date:

Xalay waxaa isbitalka Banaadir 4 caruur oo gabdho ah ku dhashay hooyo Maryan Maxamed Xasan oo ah 38 jir laga keenay degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe.
Hooyada ayaa u dhashay si dabiici Ah SVD afarta gabdhood waa wada caafimaad qabaan alle mahadiis.

Agaasimaha Isbitaalka fartuun Shariif ayaa tiri” Taariikhda inta la xasuusto Soomaaliya si gaar ah isbitaalka Banaadir waa markii ugu horeysay aan aragno qisadaan 4 ta canug ah weliba si dabiici inay ku dhasho waa Alle mahadiis”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...