Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo booqday Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA.

 
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xaruntaan ku soodhaweeyey Wasiirka.
 
Guddoomiyaha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay Wasaaradda qorsheynta iyo Hay’adda SoDMA wada shaqeyn dhow u yeelan lahaayeen, gaar ahaan arrimaha ku saabsan xalalka waara, u adkeysiga aafooyinka, xog aruurinta hawlaha gargaarka biniaadanimadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...