Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda oo la soo gabagabeeyay

Date:

Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda oo soo bilowday 1-dii bishii February,2023 ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo muddadaa la tirakoobay dhammaan Shaqaalaha Rayidka ee hay’adaha Dawladda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo soo xiray tirakoobka, wuxuu ku sheegay ujeeddada laga leeyahay in la xaqiijiyo isla-xisaabtan , daahfurnaan iyo hufnaanta Shaqada, isagoo intaa ku daray dhawaan in la soo bandhigi doono warbixin la xiriirta tirakoobka lagu sameeyay Shaqaalaha Dawladda.

“Waxay ahayd Shaqo muhiim u ah Qaranka, waxaan boggaadinaya labada guddi ee Shaqada sida wanaagsan ku soo gabagabeeyay.” ayuu yiri Agaasime Cabdullaahi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

    WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo...

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir...