14 dal oo Afrikaan ah oo ka dilaacay xanuunka daacuun caloolaha

Date:

Hey’adda Caafimaadka AdDuunka ayaa ugu baaqday Afrika in ay kordhiso dagaalka ay kula jirto xanuunka daacuun caloolaha, kaasi oo sanadkii la soo dhaafay 12 waddan oo qaaradda ah ku dilay in ka badan 3 kun oo qof.

In ka badan kala bar dadkani waxa ay ku dhinteen waddanka Malaawi oo daacuun calooluhu uu ka dillaacay.

Hay’addan adduunka u qaabilsan arrimaha caafimaadka iyo xarunta la socodka iyo maareeynta cudurrada ee Afrika ayaa kullan deg deg ah oo laba maalmood socday ku yeeshay todobaadkan dalka Malaawi, kullankaasi waxaa ka qeyb galay wasiirro ka socday 14 dal oo Afrikaan ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...