Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo soo xiray Shirka Taliyayaasha Boliiska ee kismaayo ka socday

Date:

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Soo Xerey Shirka Taliyayaasha Boliiska Heerarkiisa, Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Wasaaradaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo shalay ka furmay Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.Taliyaha ayaa u mahadceliyey Guud ahaan Wasaaradaha amniga  iyo Saraakiishii Ka soo Qeyb Gashey isagoo farey  Saraakiisha in  laga Shaqeeyo Horumarka Dalkeena  iyo U adeegga Bulshada Soomaliyeed oo La daalaadhacaysa  Hadimadii ay U Geysteen Khawaarijta

Taliyaha ayaa intaas ku darey in Guud ahaan Boliiska Heerarkiisa kala duwan  laga qeyb Qaato Dib u xoreynta Dalka, qof kasta oo Boliiska ahna uu safka hore Ka galo Dagaalka khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...