Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.

Date:

Waxaan u mahadcelinayaa guddoonka iyo xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka soomaaliya oo dadaal dheer kadib maanka ansixiyey hindise sharciyeedka la- dagaalanka  argagixisada.

Sharcigan waxa uu laf-dhabar u yahay dagaalka aan kula jirno argagixisada,waxa uuna kusoo beegmay xilligii aan ugu baahida badnayn si aan u gudanno waajibaadka Naga saaran ka hortaga khawaarijta iyo ciribtirka faldambiyeedka la  xiriira argagixisada .

Dhankooda waxa aan ka codsanayaa guddoonka iyo xildhibaannada aqalka sare iyo BFS in ay ansixiyaan sharcigan oo shaqadiisu  soo socotey muddo dheer si aan uga gudubno caqabadda ay argagixisadu ku heyso dalkeenna.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...