Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xal u helidda isbeddelka cimillada

Date:

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar kulan kula yeelatay kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, marwo Lu’lu’a Al-khaadiri.

Labada mas’uul ayaa isla qaadaa dhigay iskaashiga ka dhaxeeya labada dal iyo doorka ay dowladda Qatar ka qaadan karto xal u helidda dhibaatooyinka ka dhasha isbeddelka cimillada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...