Ciidamada Jubbaland oo laayey khawaarijtii ugu badneed oo Al-shabaab ah

Date:

Ciidanka Dowladda Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa jilibka u laabay weerar fulaynimo ah oo ay maleyshiyaadka khawaarijta Al Shabaab saaka ku qaadeen saldhig ay ciidamada ku lahaayeen deeganka Jannaa Cabdalle.

Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa sheegay in maleyshiyaadka khawaarijta Al Shabaab halkaas lagu gaarsiiyay jab weyn iyaga oo ka cararay meydad tiro badan.

Hadafka khawaarijta oo ahaa qabsashada deegaanka Jannaa Cabdalle ayaa waxaa quus gooyey ciidanka naftood hurayaasha ah kuwaas oo hadda ku raadjooga firxadka khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...