Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa Maanta ku dhawaaqday Guddiga Adeegga Xajka oo ka kooban Sagaal xubnood.
Maxamed Xaaji Ibraahim Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa Warbaahinta u akhriyay qoraalka Magacaabista Guddiga Adeegga Xajka.