Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

Date:

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalda Doha ee Dalka Qatar kulan miro-dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka Maaliyadda Qatar mudane Ali bin Ahmed Al Kuwari.

Labada wasiir ayaa ka wada hadalay arrimo badan oo ku saabsan horumarka dhaqaalaha Soomaaliya waxaana ka mid ahaa qorshaha dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka iskaashiga dhaqaalaha Qatar iyo Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...