Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayey Amniga Magaalada Muqdisho

Date:

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo sidii wax looga Badalilahaa Hanaanka shaqo ee Ciidanka ee ku sugan Caasimada.

Taliya ayaa Sheegay in uu Magacabayo Guddi ka shaqeynayo Kormeerida Baraha hubinta gaadiidka,  kuwaasi oo wacyi galin Buuxda sameeynayo ciidamadaasi maadama loobahanyahay in wax lagabadalo Habdhaqanka Ciidamada.

Ugu danbeyn, Taliyaha ayaa ku amray taliyeyaasha xasilinayo Caasimada iyadoo laga Dulayo Cabashooyinka Shacabka Soomaaliyeed, iskulana xisaabtamayo dhacdooyinka soo laa laabtay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...