Gudddiga Dib u eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka oo kulmay

Date:

Gudddiga Dib u eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka, ayaa labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka shaqeynayey dejinta iyo qorista habraac u gaar ah ansixinta iyo wax ka bedelka Dastuurka ku meel gaarka oo ay gacanta ku hayaan.

Habraacan oo noqon doona habraac u gaar ah habka ka doodista iyo wax kabedelka Dastuurku uga hirgeli karto golayaasha baarlamaanka JFS, si looga doodo looguna ansixiyo intaanay  golayaashu fasaxooda gelin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...