Kulan Looga Hadlayey u diyaar Garowga loogu Jiro Maalinta Haweenka Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

Date:

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaan dhigga oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska iyo ku xigeenkiisa ayaa Kulan La Qaatey Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Ururka Haweenka Qaran .

Kulankaas ayaa loogu Hadlayey diyaar Garowga  loogu Jiro Maalinta Haweenka Qaranka oo fooda nagu soo haysa.

Wasiirada iyo Taliyaha ayaa Haweenka Ka Balanqaadey in Si weyn loo sugi Doono Ammaanka Guud ee Caasimada  iyo meelaha loogu Dabbaal degayo Maalinta Haweenka Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

RW Xamsa “Maanta shuruucdii adduunka waa dhammaatay,dalna ma jiri karo haddii uusan lahayn awood ciidan oo looga cabsado”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka K/Galbeed oo la kulmay saraakiisha amniga

Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...