Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar

Date:

Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad Dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la sheegay ay Cillad Farsamo la soo gudboonaatay, iyadoo uu Duuliyihii uu Dallayad ama Baarshuud kaga booday Diyaaradda,  ka hor intaysan dhulka ku burburin.

Dhanka kale,  Guddi Farsamo ayaa la magacaabay, kuwaasi oo bilaabay Baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.

Afhayeen u hadlay Ciiddanka Cirka ee dalka Masar waxa kale oo uu sheegay in Shilal noocan oo kale ay dhaceen bishii November ee sanadkii hore ee 2022-kii, bilihii June sanadkii 2019-kii iyo November sanadkii 2018-kii.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...