Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir heerkiiso sareeye uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania

Date:

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA oo uu Hugaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiiso sareeye uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania.

Shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Ururka  Midowga Africa, waxaana ka soo qeyb galay 54-ta dal ee Qaarada Africa, waxaa uuna  ku saabsanaa Ansiixnta Barnaamijka Adkeysiga Magaalooyinka Afrika (African Urban Resilience Programme).

 

Shirkaan ayaa muhiim u ahaa Soomaaliya in ay ka qeyb-gasho ayidoo lagu ansixiyey Barnaamijka Adkeysiga Magaalooyinka Afrika kaas oo wax badan ka badali doono hab dhismeedka magaaliyenta dalalka Afirka, waxaana kor loo qaadi doono Fahamka Aqoonta, Tayadda waxyaabaha keeno dhibaatooyinka soo noqnoqda ee la xariira Musiibooyinka dhaca.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...