Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiiboyinka Qaranka oo la kulmay Agaasimaha hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office)

Date:

Guddoomiyaha Hey’adda maaraynta musiibooyinka qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Mogadishu kula kulmay Agaasimaha hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Damon Bristow.

Kulanka labada mas’uul ayaa ka dhacay Safaradda Boqortooyada UK ee Magaalada Mogadishu ayaa diradda lagu saaray sidii dowladda UK ay Soomaaliya kaga caawin lahayd arimaha xasilinta, isbedelka cimillada iyo u adkaysiga xaladaha ka dhasha cimillada.

Guddoomiye Maxamuud ayaa dowladda UK kaga mahadceliyay taageerada ay la garab taaganyihiin dadka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...