Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka oo la kulmay Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga

Date:

GuddoomiyahaHey’adda  Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed  Mudane Maxamud Macallin ayaa maanta ka qayb galay kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga kaas oo laga hadlay Maanta  dardargalinta hawlaha Gurmadka kala duwan ee dalka ka socdo.

Guddigaan Waxaa Xubno ka ah Wasiirada Arimaha Guddaha ,Waxbarashada,Cadaalada,iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Guddigaan heer qaran iyo Hay’adda Maaraynta musiibooyinka Qaranka ayaa si dhaw ugu wada shaqeeya hawla kala duwan ee la xariira gurmadka xaaladaha deg degga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Cadaaladda oo furay tababar aqoon kororsi oo loo qabtay saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyey kulan looga hadlay Hindisaha Xeerka Maamulka Goleyaasha Degmooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS...

MADAXWEYNAHA JFS OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JABUUTI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS...