Maxkamadda Ciidamada oo Saakay Dil toogasho ah ku fulisay Askar Dad shacab ah dilay

Date:

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Darajada Koobaad  ayaa Maanta  Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi & Xasan Juulle Shaakir oo 10kii Janaayo ee sanadkaan 2023 si bareer ah u dilay Abuukar Maxamed Sheekh Nuuraani (Abirimo) oo ah Ganacsade & Cali Taliye Cariif oo Wade Bajaaj ah.

Labadan laga Oofiyay xadka ayaa maalin qura oo ah 10-kii January Sanadkan  Xamarweyne iyo Balcad ku kala dilay Laba Muwaadin oo nolosha halgan ugu jiray.

Midna Alaabta Yaryar ee Jukaatarada loo yaqaan ayuu Xamarweyne ku iibin jiray kan kale Bajaajle ayuu ka ahaa degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...