Agaasimaha xiriirka Dibadda ee Dowladda Hoose Xamar oo la kulmay agaasimaha xiriirka Dibadda ee Dawladda hoose ee Helisinki

Date:

Agaasimaha xiriirka Dibadda ee Dowladda Hoose Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland kulan kula qaatay agaasimaha xiriirka Dibadda ee Dawladda hoose ee Helisinki Laura Uuttu-Deschryvere isagoo kala hadlay horumarinta Muqdisho.

Kulankan ayaa si gaar ah looga hadlay arrima ay mid yihiin, Tababarka shaqaalaha D.hoose, Kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan Bulaacadaha, Maareynta qashinka iyo Suurtagal nimada mataaneenta Muqdisho iyo Helisinki.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Kulan ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola oo ka furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow ka furmay Xarunta Qaran ee Howl-gallada...

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray xarunta Cusub ee Degmada Shangaani

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....