[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo galabta safar shaqo ku gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Date:

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo xubno ka tirsan laba gole ee maamulka Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad...