Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowladda oo maanta daahfuray tirakoobka madax ka tiriska ah ee shaqaalaha wasaaradda

Date:

Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta XFS mudane Abdullaahi Xayir Ducaaleย  iyo Guddoomiyaha ย Guddiga farsamadaย  tirakoobka shaqaalaha rayidka dowladdaย  Ahmed Maxamed Xasan ย ayaa maanta si wada jir ah xarunta ย Wasaarada Warfaafinta ย ugu daahfuray tiro koobย  lagu sameynaayoย  shaqaalaha wasaarada warfaafinta iyadoo maalmihii aan soo dhaafnay tirakobkaan ย uu ka socday dhamaan wasaaradaha iyo Hey,addaha kala duwan ee dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale