[DAAWO] Warbaahinta Qaranka iyo Wasaaradda Waxbarashada XFS oo barnaamij Dood Furan ah ku qabtay Tiyaatarka Qaranka

Date:

Warbaahinta Qaranka iyo Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka ayaa Barnaamij Dood Furan ah ku qabtay Tiyaatarka Qaranka, barnaamijka oo diiradda lagu saaray tayeynta waxbarashada dalka waxaa ka qeyb qaatay boqolaal qof oo isugu jirta arday, aqoonyahanno iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale waxaa Goobjoog ka ahaa wasiirka Waxbaarshada XFS Mudane Faarax Sheikh Abdulqaadir iyo madax kale oo katirsan wasaaradda warfaafinta.

Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa kawarbixiyey  sida loogu kalsoonaan karo inaan la musuq maasuqeyn hab qeybinta Macallimiinta sadaxda kun ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka

Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...