Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho

Date:

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General  Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu uga Tacsiyeeyo Dowlada Iyo Shacabka Reer Turkiga musiibadii Dhulgariirka aheed ee ku dhufatay dalkaas.

Safiirka Dowlada Turkiga ee Soomaaliya H.E. İbrahim Mete Yağlı iyo  Uqeybsamaha Arrimaha Ciidamada Col Halil altıntaş, ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Safaarada, waxa uuna safiirku ka Gudoomay Dhabaalkii Tacsida ahaa.

 

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa uga Mahad celiyay Booqashada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Safarada ugu yimid.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...