Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda BFS oo kulan yeeshay

Date:

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga ah iyo La xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta  wuxuu kulan ajandihiisu ahaa dulmarka guud ee Hindise Sharciyeedka Lagu hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka hoostiisa oo muhiim u ah deyn cafinta dalka ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa.

Kulanka waa shir-guddoominaayey Xog-hayaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta & iskaashiga caalamiga iyo la xisaabtan Hay’ahada Dowladda Mudane: Cabdiqaadir Xuseen Cabdi Xasan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Addis Abab kulan ku yeeshay

El Hadji Ibrahima Diene, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha...