Golaha Wasiirrada XFS oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Ahmed Isse Gutale

Date:

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Avv: Ahmed Isse Gutale, kadib kulankii Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre

Hanti-dhowrka cusub ayaa aqoon durugsan u leh arrimaha sharciga, waxuuna horay u soo noqday Lataliyaha arrimaha sharciga ee Madaxweynaha JFS iyo Lataliye Ra’iisul Wasaare, waxuuna sidoo kale ka soo shaqeeyey shirkado iyo Hay’ado warbaahineed oo isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo dalka laga leeyaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...