Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Qaabilay Siyaasiyiin, ganacsato, Sanataro iyo Xildhibaan hore

Date:

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa booqasho iyo salaam waxaa ugu yimid Siyaasiyiin, ganacsato, Sanataro iyo Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Kenya.

Kulanka waxaa guddoomiyaha ku wehliyay guddoomiyaha Guddiga Arimaha Dibadda Aqalka Sare Senator Maryan Farah Kahiye iyo Xoghaya guud ee Aqalka Sare, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...