Galmudug oo Golle Deegaan u sameeneyso deeganadii dhawaan khawaarijta Laga saaray

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha DG Galmudug Cumar Cabdi Maxamed  (Omar Gure) Oo Sheegay in Golle deegaan loo Sameyn Doono Degmooyinka Galmudug ee Laga Xoreeyay dhawaan khawaarjta  Al-shabaab.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug Omar Gure ayaa sheegay in si ay adeegyada bulshada ee aas-aasiga ah u helaan dadka ku nool Degmooyinka laga xoreeyay Khawaarijta Al-shabaab ay Dowladda Galmudug ka hirgelinayso Degmooyinkaas Maamulo dadku soo dooran doonaan sida dhismaha Goleyaasha Deegaanka oo horseed u noqon kara Horumarka Degmooyinkaas.

 

Hadalka Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa ku soo aaday iyadoo guul weyn ay Galmudug ka gaartay Dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta Al-shabaab, lagana saaray dhul balaaran oo ka tirsan Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...