Guddiga Odayaasha Dhaqanka oo maanta bilaabay qeybinta qoondooyinki loogu talagalay in lagu wareejiyo dadki waxyeelada kasoo gaartay dagaalkii Baydhabo

Date:

Guddiga Odayaasha Dhaqanka ayaa maanta bilaabay qeybinta qoondooyinki loogu talagalay in lagu wareejiyo dadki waxyeelada kasoo gaartay dhacdadii 23-kii December 2022, waxaana goob joog ka ahaa xubno ka tirsan Guddiga Farsamada oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Farsamada iyo La-taliyaha Amniga iyo Siyaasadda ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Xasan Idiris.

 

Guddiga Malaaqyada Dhaqanka oo uu hoggaaminayo Afhayeenka Golaha Odayaasha Dhaqanka Malaaq Maxamed Yacquub Deerow, xubno ka socday guddiga ayaa lagu wareejiyay wakiiladda dadkii ku wax yeeloobay iyo milkiilaha gurigga uu deganaa wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumadda  Mudane Maxamed Aadan Farkeeti, waxaana isla goobta ka mahadceliyay wakiiladda lacagta lagu wareejiyay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...